Qaab cusub oo ku sabsan sida loo dalbado gaadiidka dugsiga
Kontaktinformation
Barn- och utbildningssektorn
Telefon: 0225-552 00
Besöksadress: Rådhuset, Säter
Sektorchef
Stefan Forsmark
0225-552 01
TF Biträdande sektorchef
Viktoria Robertsson
0225-554 40
Nämndsekreterare
Mai Andersson
0225-552 00
Gu’gan dhexdiisa waxaa jiri doona nidaam cusub oo codsi ah oo loogu talagalay gaadiidka dugsiga ama kaararka baska ee ardayda dhigata dugsiga khasabka ah. Waalidka ama qofka ka ah masuulka ilmahawaxa ay ka codsanayaan adeegga elektaroonigga ah ee degmada boggeeda internetka waxa ayna ku soo galayaan aqoonsiga elektarooniga ah. Haddii aadan haysan aqoonsi elektaroonig ah, waxa aad ka helaysaa adiga bangigaaga.
Tani waxa ay sidoo kale ku khusaysaa adigaa qudhaada ee leh carruur horeyba u haysatay kaarka gaadiidka dugsiga ama kaasrka baska dugsiga. Nidaamka cusub ee dalabka ma khuseeyo dugsiyada gaarka ah ama dugsiyada sare.
Dhamaan degmooyinka gobolka Dalarna waxa ay si wada jir ah ula shaqeynayeenin muddo ah Dalatrafik sidii loo hagaajin lahaa maaraynta kaarka basaska iyo gaadiidka dugsiga. Ujeedada isbedelkani waxaa ka mid ah in, socodka basaska si fiican loo qorsheeyey iyo sidaas darteed saamaynta deegaanka oo yaraata iyo sidaas oo kale kharashka oo la yareeyo.ogaalada ku saabsan sida loo codsado waxa ay kuu imanayaan waqti fiican ka hor inta aan codsiga la samayn.
Haddii aad hadda su’aalo qabtid hadda, la xiriir maamulaha baska dugsiga dhanka emayl: skolskjuts@sater.se
Observera att din kommentar blir en allmän handling som kan komma att läsas av andra.